Ciidamada Dowlada oo dagaal kula wareegay deegaano Al Shabaab maamulayeen

Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa howlgalo ka fuliyay deeegaano katirsan gobolka Shabeelaha Hoose ay maamulayeen Al Shabaab, waxaana howlgalkaasi intii uu socday ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Taliyaha Ururka 35aad Guutada 7aad qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga dalka kornayl Maxamed Cabdullaahi Caraalle ayaa warbaahinta dowlada u sheegay in ay la wareegeen deegaanada Leego, … Continue reading Ciidamada Dowlada oo dagaal kula wareegay deegaano Al Shabaab maamulayeen